Ma rabtaa in aad gashid ama aad ku soo biirtid Facebook-ga?
Ku saabsan Xarunta Koontooyinka
Xaruntaada Koontooyinka waa meel aad ka maamuli karto isticmaalkaaga isku xidhan (sida gelida koontooyinkaaga oo dhan) ee Facebook-ga, Instagram-ka iyo koontooyinka Meta.
Waxaad ku dari kartaa koontooyinka Facebook-ga, Instagram-ka iyo Meta isla hal Xarun Koontooyin.
Kadib markaad ku darto koontooyin isla hal ah Xarun Koontooyin, waxaanu isticmaali doonaa macluumaadka koontooyinkaas oo dhan si aanu u bixino khibrad gaar ah sida xayaysiisyada gaarka ah iyo soo jeedinta koontooyinka si loo raaco dhammaan teknoolajiyada Meta sida Facebook-ga, Instagram-ka iyo Meta Horizon.
Af-Soomaali
+
Meta © 2024